Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim kasoo saartay qaabkii loo qeybiyay Xoolaha Zakada ee Ariga iyo Lo'da.

Monday September 14, 2020 - 20:23:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 3
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim kasoo saartay qaabkii loo qeybiyay Xoolaha Zakada ee Ariga iyo Lo'da.

    Mu'asasada Alkataa'ib ee garabka warbaahineed Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay Filim Maqal iyo muuqaal ah oo cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib ee garabka warbaahineed Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay Filim Maqal iyo muuqaal ah oo cusub.



Waa Filim ku saabsan mashruuca zako qeybinta ee wilaayaatka islaamiga sanadkii lasoo dhaafay ee 1441.

Waxaa filimka lagusoo bandhigayo sida dadku uga faa'ideysteen iyo goobihii laga kala qeybiiyay, filimka waa Juzka 2aad waxaana lagusoo bandhigay kaliya qeybinta xoolaha Ariga iyo Lo'da.

Related Items