Wasiir katirsan maamulka Somaliland oo laga helay Carona Virus.

Tuesday September 15, 2020 - 18:07:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir katirsan maamulka Somaliland oo laga helay Carona Virus.

    Mid kamida mas'uuliyiinta maamulka isku magacaabay 'Somaliland' ayaa laga helay caabuqa halista ah ee Covid19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida mas'uuliyiinta maamulka isku magacaabay 'Somaliland' ayaa laga helay caabuqa halista ah ee Covid19.


Sulaymaan Koorane oo ah wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka sheegay in uu isku arkay calaamada Carona Virus kadibna labaaray oo laga helay caabuqa.

Agaasimaha wasaaradda warfaafinta ayaa isna xaqiijiyay in wasiirka lagu karaantiilay xarun caafimaad loogu talagalay in lagula tacaalo dadka qaba caabuqa Covid19.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items