Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Yahuudda iyo ciidamo uu wato oo xoog ku galay Masjidka Al-aqsaa.

Sunday November 02, 2014 - 13:23:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Yahuudda iyo ciidamo uu wato oo xoog ku galay Masjidka Al-aqsaa.

    Ciidamada Yahuudda ayaa markale xoog kugal ku sameeyay masjidka Barakaysan ee Al-aqsaa dhulalka muslimiinta Filasdiin ee gumeysiga kujira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Yahuudda ayaa markale xoog kugal ku sameeyay masjidka Barakaysan ee Al-aqsaa dhulalka muslimiinta Filasdiin ee gumeysiga kujira.

Wararka ka imaanaya magaalada Alqudus ayaa sheegaya in ciidamo uu wato guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Yahuudda "Kaniisat” ay xoog ku galeen masjidka barakeysan.

Boqolaal dhalinyaro Filasdiiniyiin ah ayaa isku dayay in Yahuudda ay ka hor istaagaan xoog kugelista masjidka balse kuma guuleysan sababa laxariira iyagoo aan hubeysnayn oo sacboolay ah.

Waa markii 2-aad oo ciidanka Yahuudu ay ku xadgudbaan masjidka khamiistii lasoo dhaafay ayay aheyd markii Yahuudu ay albaabada isugu laabeen Masjidka kadibna ay Jumcihii dib ufureen

Related Items