Taliban oo soo furatay Boqolaal Maxaabiis Muslimiin ah oo ay ku jiraan gabdho Muhaajiraat ah [Warbixin].

Thursday September 17, 2020 - 17:23:53 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Taliban oo soo furatay Boqolaal Maxaabiis Muslimiin ah oo ay ku jiraan gabdho Muhaajiraat ah [Warbixin].

    Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa ku guulaysatay in ay xabsiyada cadowga kasoo fakiso kumanaan maxaabiis ah oo ay ku jiraan muhaajiriin rag iyo dumar intaba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa ku guulaysatay in ay xabsiyada cadowga kasoo fakiso kumanaan maxaabiis ah oo ay ku jiraan muhaajiriin rag iyo dumar intaba.


Taliban ayaa sanka dhulka ugu jiidday cadowga Jinsiyadaha kala duwan leh kadib markii ay 19 sanadood xiriir ah kula jirtay dagaal aan kala joogsi laheyn.

Hoggaanka Imaarada ayaa dajiyay qorshe dagaal oo isugu jira mid siyaasadeed iyo mid melleteri labaduna waxay u muuqdaan kuwa guulaystay.

Related Items