Shil diyaaradeed oo ka dhacay Madaarka Muqdisho.

Saturday September 19, 2020 - 11:38:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil diyaaradeed oo ka dhacay Madaarka Muqdisho.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho.


Diyaarad nuuca xamuulka ah ayaa maanta barqadii ku dhacday darbiga garoonka xilli uu doonaysay in ay soo caga dhigato halka ay diyaaraduhu ku ordaan.

Ugu yaraan laba qof oo kamid ahaa rakaabka diyaaradda ayaa la xaqiijiyay in ay dhaawacmeen, diyaaradda ayaa kasoo laabatay dhanka magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan.

Ma ahan markii ugu horraysay oo shil diyaaradeed uu ka dhaco gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho

Related Items