Dagaal Culus oo markale ka dhacay degmada Dhuusamareeb.

Friday September 18, 2020 - 07:41:02 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus oo markale ka dhacay degmada Dhuusamareeb.

    Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa markale weerar culus ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin magaalada Dhuusamareeb.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa markale weerar culus ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin magaalada Dhuusamareeb.


Wararka ka imaanaya Galguduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu xalay ka dhacay saldhigga ciidamada shisheeyaha AMISOM ay ku leeyihiin garoonka diyaaradaha macalka Dhuusamareeb.

Dagaalyahannada Al Shabaab ee weerarka qaaday ayaa adeegsanaya gaadiidka dagaalka ee Tikinikada, daryanka madaafiic iyo rasaas lays dhaafsanayay ayaa laga maqlayay deegaanno katirsan Galguduud.


Al Shabaab ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay sare uqaaday weerarada ka dhanka ah ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka maamulka Galmudug ee ku sugan bartamaha dalka Soomaaliya.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items