Toogasho 2 qof ku dhinteen oo ka dhacday dalka Mareykanka.

Saturday September 19, 2020 - 11:56:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho 2 qof ku dhinteen oo ka dhacday dalka Mareykanka.

    Ugu yaraan labo qof ayaa dhimatay 8 kalne dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib toogasho ka dhacday magaalada New York ee wadanka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan labo qof ayaa dhimatay 8 kalne dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib toogasho ka dhacday magaalada New York ee wadanka Mareykanka.


Waararka ka imaanya Mareykanka ayaa sheegaya in subaxnmadii hore ee saaka ay toogasho ka dhacday mandiqada Rochester taas oo gaysatay khasaare nafeed.

Warbaahinta Maxxaliga ah ee American-ka ayaa sheegtay in toogashadaasi ay ku dhinteen labo ruux halka ay ku dhaawacmeen ku dhowaad 10 ruux waxaana suura gal ah in dhimashada ay kor usii kacdo.


Saraakiisha booliska Mareykanka ayaa la sheegay in ay gaareen goobta ay wax ka dhaceen waxayna baaritaanno ku hayaan gaadiidka raaxada oo looga shakisanyahay in ay isku dhax qarinayaan kuwii weerarka geystay.

Dalka Mareykanka ayaa kamid ah wadamada ugu ammaanka xun caalamka waxaana bil walba lagasoo calaamadeeyay boqolaal kiis oo dilal ah.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


Related Items