Daawo Video: Alkataa'ib oo isdaar cusub kusoo bandhigtay Weerar ay jihaadiyiintu Dharaar cad ka fuliyeen duleedka Muqdisho.

Monday September 21, 2020 - 20:17:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Alkataa'ib oo isdaar cusub kusoo bandhigtay Weerar ay jihaadiyiintu Dharaar cad ka fuliyeen duleedka Muqdisho.

    Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo lagusoo bandhigayo mid kamida weeraradii ka dhacay duleedka Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo lagusoo bandhigayo mid kamida weeraradii ka dhacay duleedka Muqdisho.


Filimkaan oo soo bandhigaya 4 sano kadib doorashadii Farmaajo in Al shabaab ay awood u leeyihiin in ay dharaar cad weeraraan Muqdisho iyo hareereheda.

Ku daawo Filimka Facebook
ama halkan ka degso

Related Items