Melleteriga Maali oo madaxweyne KMG ah magacaabay.

Tuesday September 22, 2020 - 19:29:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Melleteriga Maali oo madaxweyne KMG ah magacaabay.

    Melleteriga Inqilaabka ku qabsaday talada wadanka Maali ayaa madaxweyne cusub oo KMG ah u magacaabay sarkaal sare oo katirsan ciidamada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Melleteriga Inqilaabka ku qabsaday talada wadanka Maali ayaa madaxweyne cusub oo KMG ah u magacaabay sarkaal sare oo katirsan ciidamada.


Golaha Melleteriga ayaa Colonel Ba Ndaw oo horay usoo noqday wasiirka difaaca umagacaabay in uu noqdo madaxweynaha dalka Maali taas oo ka dhigan in labuuxiyay booskii madaxweynanimo ee laga qaaday Abuubakar Kiita oo bishii lasoo dhaafay la inqilaabay.

Jeneraallada talada haya ee wadanka Maali ayaa ugu baaqay Ururka ay ku midaysanyihiin dowladaha dhaca galbeedka qaaradda Afrika in ay cunaqabateymaha ka qaadaan xukuumadda Bomako.


Wafdi uu hogaaminayo madaxweynihii hore ee Naigeria ayaa maalinta berri ah booqan doona wadanka Maali si ay wadahadallo ula furaan saraakiisha ciidamada.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items