Saldhig kuyaal magaalada Beled Weyne oo weerar xooggan lakulmay.

Wednesday September 23, 2020 - 12:32:14 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saldhig kuyaal magaalada Beled Weyne oo weerar xooggan lakulmay.

    Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo ka dhacay bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo ka dhacay bartamaha dalka Soomaaliya.

Ciidamada wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhig ay maleeshiyaadka maamulka Hirshabelle ku leeyihiin magaalada Beled Weyne.

Weerarka oo ahaa mid in mudda ah socday ayaa sababay dhaawac soo gaaray illaa 2 askari, ilo wareedyo ayaa sheegaya in markii laweeraray maleeshiyaadka Hirshabelle ay gurmad usoo fidiyeen ciidamo katirsan DF-ka waxaana halkaas ka dhacay iska hor'imaad culus.

Gobolka Hiiraan wuxuu kamid yahay meelaha ay ka socdaan dagaallada ugu xooggan ee lagula jiro ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaad kaba qaadka u ah.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items