Sawirro+ Warbixin: Beesha Sade oo caleema saaratay Suldaanka cusub ee Jubbooyinka.

Sunday October 04, 2020 - 20:23:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+ Warbixin: Beesha Sade oo caleema saaratay Suldaanka cusub ee Jubbooyinka.

    Wali waxa si dardar leh uga socda wilaayada Jubbooyinka caleemo saarka salaadiinta dhaqanka ee beelaha dega wilaayada, waxana todobaadkanla caleemo saaray suldaanka Jubbooyinka u qaabilsan beesha sade oo loo doortay Cabdiwali Xasan Madoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wali waxa si dardar leh uga socda wilaayada Jubbooyinka caleemo saarka salaadiinta dhaqanka ee beelaha dega wilaayada, waxana todobaadkanla caleemo saaray suldaanka Jubbooyinka u qaabilsan beesha sade oo loo doortay Cabdiwali Xasan Madoobe.



Xafladdan oo loo hagar baxay soo diyaariyeenta sida ka muuqata sawirada waxa lagu bixiyay kharash aad u badan, si qiimo sare loogu yeelo caleemo saarka suldaanka cusub.

Beelaha ayaad moodaa in ay tartan ugu jiraan qurxinta caleemo saarka salaadiinta, iyadoo xafladba xafladda ay ka dambayso wax cusub lagu soo kordhinayo.

Kuma soo koobi karno qoraal sida qurxoon ee ay u dhacday xafladdu, hase yeeshee waxa warbixin dheer ka diyaarisay idaacadda Andalus oo goob joog ahayd.



Halkan ka dhageyso warbixin ku saabsan munaasabadda MP3






















Related Items