Munaasabadan waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiinta WI Hiiraan oo ugu horeeya Waaliga Wilaayada islaamiga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhan iyo marti sharaf kale oo ka kala tirsan WI Hiiraan iyo wilaayaatka dariska la ah.
Nabadoon Sheekh Muumin Muxamed Qooreey ayaa loo caleyma saaray inuu noqda nabadoonka guud ee Xasan Muuse, Waxaa nabadoonka goobta lagu gadoonsiiyay Kitaabka Quraanka Kariimka, Raayada Towxiidka, Qori AK47 ah iyo gaari.
Sawirro: Mid kamida Beelaha gobolka Hiiraan oo Nabadoon ku caleema saaratay degmada Moqokori.
Xaflad ballaaran oo ka dhacday degmada Moqokori ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa lagu caleema saaray nabadoonka Jufada Xasan Muuse ee beelweynta Xawaadle.