Ciidamo katirsan Nabad Sugidda oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha.

Monday October 12, 2020 - 16:33:07 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo katirsan Nabad Sugidda oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorshaysan oo xoogag hubaysan ay maanta ka fuliyeen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorshaysan oo xoogag hubaysan ay maanta ka fuliyeen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.


Goob joogayaal ayaa sheegay in laba askari oo katirsan ciidamada Nabad sugidda lagu dilay qeybta Cabdalla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, askarta ladilay ayaa ku labisnaa dareeska ay caanka ku yihiin ciidamada nabad sugidda dowladda.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay mas'uuliyadda howlgalkan ka dhacay degmada Howlwadaag, shalay ayay aheyd markii sidaan oo kale uu weerar uga dhacay gudaha Muqdisho waxaana lagu dilay sarkaal katirsanaa ciidamada Minishiibiyada.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items