Qof Shacab ah iyo Askari lagu dilay degmada Burtinle Ee Nugaal.

Tuesday October 13, 2020 - 11:30:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qof Shacab ah iyo Askari lagu dilay degmada Burtinle Ee Nugaal.

    Ciidamo katirsan maamulka Puntland ayaa howlgal khasaare dhaliyay waxay ka fuliyeen mid kamid ah degmooyinka gobolka Nugaal oo lagu magacaabo Burtinle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo katirsan maamulka Puntland ayaa howlgal khasaare dhaliyay waxay ka fuliyeen mid kamid ah degmooyinka gobolka Nugaal oo lagu magacaabo Burtinle.


Ciidamada maamulka ayaa howlgallo ay ku burburinayaan dhismayaal ay dad danyar ah ku ganacsadaan waxay ka sameeyeen gudaha degmada Burtinle.

Askarta maamulka Puntland ayaa rasaas ku furay dadka shacabka ah oo ka xumaa burburinta xarumahooda ganacsiga, waxaana rasaastaas ku dhintay hal ruux oo shacab ah iyo mid askari ah.

Dadka shacabka ah ee ku nool degmada Burtinle ayaa kasoo horjeestay tacadigan ay kala kulmeen ciidamada maamulka Puntland.

Halkan ka dhagayso Qof Shacab ah iyo Askari lagu dilay Nugaal

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items