Al Shabaab oo weerar askar lagu dilay ka fuliyay Koontaroolka Balcad.

Wednesday October 14, 2020 - 13:42:02 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo weerar askar lagu dilay ka fuliyay Koontaroolka Balcad.

    Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in markale uu halkaas ka dhacay weerar khasaare lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in markale uu halkaas ka dhacay weerar khasaare lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya.


Ciidamo katirsan wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa saaka weerar gaadma ah ku qaaday Koontaroolka degmada Balcad halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad katirsan dowladda.

ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in weerarka lagu dilay 2 askari oo katirsan ciidamada Melleteriga, xoogaga weerarka qaaday ayaa askarta ay dileen ka furtay laba qori Ak47 ah.

Degmada Balcad oo qiyaastii 30Km dhanka waqooyi uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa bilihii lasoo dhaafay kusoo badanayay weerarada ay geysanayaan xoogaga Shabaabul Mujaahidiin waxaana weeraradaas lagu beegsadaan cadowga jinsiyadaha kala duwan leh.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items