Ayax dhibaata daran ka geysanaya gobollada dalka Soomaaliya [Dhageyso).

Monday October 19, 2020 - 17:41:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ayax dhibaata daran ka geysanaya gobollada dalka Soomaaliya [Dhageyso).

    Gobollada dhexe ee dalka Soomaaliya waxaa markale sii laba kacleeyay dhibaatada uu deegaanka ugeysanayo xarashaadka Jaraadka ama Ayaxa loo yaqaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobollada dhexe ee dalka Soomaaliya waxaa markale sii laba kacleeyay dhibaatada uu deegaanka ugeysanayo xarashaadka Jaraadka ama Ayaxa loo yaqaan.



Wararka ka imaanaga Galgduuud iyo Hiiraan ayaa sheegaya in Ayax farabadan uu ku hubsaday dhul beeraad iyo dhul daaqsinka ku wanaagsan arrinkaas oo walaac ku beeray xoola dhaqatada iyo beeralayda.

Ayaxa oo ah nuuca boorka leh oo larumeysanyahay in uu kasoo tallaabay Itoobiya iyo Yemen ayaa baabi'iyay dhul boqolaal Kiilow mitir ah.

Dhul baaxad leh oo kuyaal duleedyada degmooyinka Maxaas,Galhareeri.Dhuusamareeb iyo Ceelbuur ayuu Ayaxu musiibo ka geystay, beero marxaladda limaadka kujiray ayaa baaba'ay waxaana soo yeeraysa cabasho ka imaanaysa beeralayda iyo xoola dhaqatada.



Related Items