Xoogag jihaadi ah oo weeraray saldhig kuyaal gobolka Mandheera.

Tuesday October 20, 2020 - 09:01:50 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoogag jihaadi ah oo weeraray saldhig kuyaal gobolka Mandheera.

    Weerar hubaysan ayaa lagu qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaan katirsan gobolka Mandheera dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga kujira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar hubaysan ayaa lagu qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaan katirsan gobolka Mandheera dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga kujira.


Xoogag katirsan Al Shabaab ayaa weeraray saldhigga deegaanka Lafeey waxaana weerarkaas ka dhashay khasaare sida ay sheegtay warbaahinta.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in ugu yaraan 3 askari Kenyaati ah ay ku dhaawacmeen weerarka halka burbur xooggan uu gaaray saldhigga,
War rasmi ah oo kasoo baxay Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas'uuliyadda weerarkan ka dhacay gobolka Mandheera.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items