Sarkaal Sirdoon iyo Ergay lagu dilay Muqdisho iyo duleedkeeda.

Wednesday October 21, 2020 - 09:01:34 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • Visits: 992
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Sirdoon iyo Ergay lagu dilay Muqdisho iyo duleedkeeda.

    Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.


Rag hubaysan ayaa xalay deegaanka Ceelasha Biyaha ku dilay nin lagu magacaabi jiray Max'med Aadan Sagaaroow oo kamid ahaa Ergadii wax kasoo dhisay maamulka Koonfur galbeed.

Weerar kale oo ka dhacay degmada Wadajir ayay dagaalyahanno hubaysan ku dileen sarkaal katirsanaa sirdoonka dowladda Federaalka qeybta loo yaqaan PS-ta.

Sarkaalka ladilay oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Max'med Isxaaq ayaa caan ka ahaa xaafadaha degmada Wadajir, dhammaan mas'uuliyadda weeraradan dilalka ah waxaa mas'uuliyadooda sheegatay XSHM.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items