Dhageyso: Madaxweynaha Faransiiska oo dagaal ku iclaamiyay Muslimiinta wadankiisa ku dhaqan.

Thursday October 22, 2020 - 19:07:19 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Madaxweynaha Faransiiska oo dagaal ku iclaamiyay Muslimiinta wadankiisa ku dhaqan.

    Malaayiin muslimiin ah oo ku nool dalka Faransiiska ayaa wajahaya xaalado adag oo isugu jira heyb sooc,barakaciin iyo tacdiibin daran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Malaayiin muslimiin ah oo ku nool dalka Faransiiska ayaa wajahaya xaalado adag oo isugu jira heyb sooc,barakaciin iyo tacdiibin daran.

Markii ugu horraysay ayay madaxda Faransiiska ku dhawaaqeen in ay dhiseen guuto ciidan ah oo loo gaaryeelay beegsashada dadka muslimiinta, guutadan oo markii hore wadatay magaca argagaxiso ladirir ayaa loo bedelay islaam ladirir taas oo ka dhigan in faransa ay iska fayday wajiga ayna si sariix ah u iclaamsatay dagaalkeeda ka dhanka ah islaamka iyo ehelkiisa.

Halkan ka dhageyso Warbixin ay Andalus arrinkaas ka diyaarisay MP3

Related Items