Itoobiya Maxay Ka aaminsantahay Umadda Soomaaliyeed [Dhageyso].

Tuesday October 27, 2020 - 11:42:14 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Maxay Ka aaminsantahay Umadda Soomaaliyeed [Dhageyso].

    Itoobiya waa dal ay colaad iyo cadaawad adag kala dhexeyso Umadda Soomaaliyeed ee degan Geeska Africa gaar ahaan dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya waa dal ay colaad iyo cadaawad adag kala dhexeyso Umadda Soomaaliyeed ee degan Geeska Africa gaar ahaan dalka Soomaaliya.



Waxay Itoobiya xoog iyo gumeysi ku heystaa dhulka Soomaali galbeed oo ay ku noolyihiin bulsha aad u ballaarna oo Soomaali ah.

Taas marka laga soo tago, kumanaan askari oo katirsan ciidamada Itoobiya waxay xoog ku joogaan magaalooyin waaweyn oo kamid ah Soomaaliya, maamul goboleedyada ka jira dalkana iyada ayaa gacanta ku heysa.

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay waraysi la yeelatay Nin Soomaali ah oo kusoo koray dhulka Soomalai galbeed, wax badanna ka og habdhaqanka Xabashida iyo sida ay u arkaan Umadda Soomaaliyeed.



Halkan ka dhagayso Waraysi Itooobiya Maxay ka aaminsantahay Umadda Soomaaliyeed?

Related Items