Waare oo ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka madaxweynaha 'Hirshabelle'.

Tuesday November 03, 2020 - 08:52:31 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waare oo ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka madaxweynaha 'Hirshabelle'.

    Max'med Cabdi Waare hoggaamiyihii maamulka isku magacaabay Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka madaxtinimada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Max'med Cabdi Waare hoggaamiyihii maamulka isku magacaabay Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka madaxtinimada.

Waare ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhibaato dhanka siyaasadda ah ay ka jirto dhismaha maamulka Hirshabelle isagoo ka dayriyay xaaladda maamulkii fadhiidka ahaa ee uu madaxda ka ahaa.

Dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ayuu ku eedeeyay in ay kaalin weyn ku leeyihiin caqabadaha ka jira Hirshabelle, wuxuu iscasilaaddiisa usababeeyay in uu udulqaadan waayay culeyska dib udhiska maamulka fadhigiisu yahay magalaalada Jowhar.

Iscasiladda Waare ayaa imaanaysa xilli sirdoonka dowladda Federaalka uu dhowaan soo dhisay baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle waxaana socda qorshe lagu doonayo in hoggaanka maamulka loo dhiibo siyaasiyiin ay keensatay Villa Somalia.



Related Items