Dhaq dhaqaaqyo Maleeshiyaad hubaysan ah oo ka bilaawday Mareykanka [Warbixin].

Tuesday November 03, 2020 - 20:35:46 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhaq dhaqaaqyo Maleeshiyaad hubaysan ah oo ka bilaawday Mareykanka [Warbixin].

    Boqolaal Maleeshiyaad hubaysan ayaa lagu arkay qaar kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Mareykanka arrinkaas oo dadka American-ka ah ugu bishaaranaya rabshado dhiig badan ku daato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal Maleeshiyaad hubaysan ayaa lagu arkay qaar kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Mareykanka arrinkaas oo dadka American-ka ah ugu bishaaranaya rabshado dhiig badan ku daato.

Xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay xukunka Trump ayaa sababay in dadka madoowga ah ee loo yaqaan Black American ay hubkooda qaataan ayna ku dhawaaqaan in ay udagaallamayaan qadiyadooda.

halkan ka dhageyso warbixin arrinkaas ku saabsan MP3

Related Items