Markii ugu horraysay xukuumadda Federaalka ayaa dhistay guddi qaabilsan agaasinka doorashooyinka madaxtinimo iyo kuwa baarlamaaniga ee dhowaan dhici doona.
R/wasaare Max'med Xuseen Rooble ayaa soo saaray liiska guddiga doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka kaasi oo ka kooban illaa 25 xubnood.
Guddigan ayaa la sheegay in ay ku midaysanyihiin dhammaan maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka waxaana xubin ka ah mas'uul sare oo katirsan xafiiska Farmaajo.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
R/wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka iyo xallinka Khilaafaadka.
Markii ugu horraysay xukuumadda Federaalka ayaa dhistay guddi qaabilsan agaasinka doorashooyinka madaxtinimo iyo kuwa baarlamaaniga ee dhowaan dhici doona.