Taliska ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo dhiig badan ku daatay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qaar kamid ah wilaayaatka Soomaaliya.
Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo shir Jaraa'id ku faah faahiyay howlgallo ka dhacay Galgaduud iyo Sh/hoose.