Rabbi ha unaxariistee waxaa wadanka Suudaan ku geeriyooday qaar'igii caanka ahaa ee Nuureyn Max'med Sidiiq iyo sedax kamid ahaa xufaadda Qur'aanka ee wadankaasi.
Warbaahinta maxalliga ah ayaa xaqiijisay in shil gaari oo shalay ka dhacay meel 15Km ujirta magaalada Umu Durmaan uu sabab unoqday geerida Sheekha iyo sedax kamid ahaa dadkii la socday oo qudhoodu ahaa xufado.
Sheekh Nuureyn Mux'med ayaa caan ka ahaa bariga Afrika iyo caalamka Islaamka intiisa kale waxaana lagu yaqiinnay Qur'aanka Kariimka oo uu u akhriyo si tartiil ah.
Qaarigii Qur'aanka ee caanka ka ahaa Suudaan oo si lama filaan ah udhintay.
Rabbi ha unaxariistee waxaa wadanka Suudaan ku geeriyooday qaar'igii caanka ahaa ee Nuureyn Max'med Sidiiq iyo sedax kamid ahaa xufaadda Qur'aanka ee wadankaasi.