Sawirro; Degmada Galhareeri Iyo Difaaca Nabigeena Muxamed صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ.

Sunday November 08, 2020 - 13:25:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro; Degmada Galhareeri Iyo Difaaca Nabigeena Muxamed صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ.

    Fagaara weyn oo ku yaala degmada Galhareeri ee Wilaayada Islaamiga Galgaduud waxaa ka dhacay dibad bax ballaaran oo qeyb ka ah difaaca sharafka Nabigeena Muxamedصَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ, Kaasi oo ay dhigeen bulshada k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaara weyn oo ku yaala degmada Galhareeri ee Wilaayada Islaamiga Galgaduud waxaa ka dhacay dibad bax ballaaran oo qeyb ka ah difaaca sharafka Nabigeena Muxamedصَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ, Kaasi oo ay dhigeen bulshada ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoostaga.



Bulshada fagaaraha isugu timid ayaa fariin adag u diray dowladda Saliibiyadda Faransiiska ee aflagaadeysay Nabigeena Muxamed صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ, Waxeyna shacabka reer Galhareeri wacad ku mareen iney naf iyo maal u hurayaan difaaca sharafka iyo cirdiga Nabigeena Muxamed صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Banaanbaxa Galhareeri.













Related Items