Sawirro: Dibadbax lagu difaacayay Nabiga SCW oo ka dhacday degmada Ceelbuur.

Monday November 09, 2020 - 20:41:23 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dibadbax lagu difaacayay Nabiga SCW oo ka dhacday degmada Ceelbuur.

    Boqolaal qof ayaa isugusoo baxay fagaare weyn oo kuyaal degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud dadkaas oo ka dhiidhinayay aflaagadadii ay gaalada Faransiiska ugeysteen nabiga SCW.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal qof ayaa isugusoo baxay fagaare weyn oo kuyaal degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud dadkaas oo ka dhiidhinayay aflaagadadii ay gaalada Faransiiska ugeysteen nabiga SCW.

Dadka isugusoo baxay oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah dowladda Faransiiska oo caan baxday Aflagaadeynta Nabi Muxamed SCW.

Culimaa'udiin iyo waxgarad ka hadlay fagaaraha uu dibad baxu ka dhacayay ayaa muslimiinta caalamka ugu baaqay in ay ka dhiidhiyaan cirdiga nabiga SCW


























Related Items