Warbixin+Video: Muxuu dagaalka Tigreegu u yahay go'aanka ugu halista badan ee uu gaaro Abiy Ahmed?
Dagaalka ahliga ah ee ka dhax holcaya dowladda Itoobiya iyo mid kamida qowmiyadaha ugu awoodda badan wadankaas ayaa saameyn xun ku reebaya xukuumadda Addis Ababa.

Warbixintan ayaad wax badan uga ogaan kartaa halka uu salka ku hayo dagaalka loollanka udhaxeeya Abiy Axmed iyo Jabhadda Tigreega ee loo yaqaan TPLF.