Sawirro: Mas'uuliyiin katirsan maamulka 'Somaliland' oo galay Kaniisad kutaal Hargeysa.

Monday November 16, 2020 - 13:48:32 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Mas'uuliyiin katirsan maamulka 'Somaliland' oo galay Kaniisad kutaal Hargeysa.

    Kaniisad kutaal magaalada Hargeysa ee xarunta gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya waxaa shalay lagu qabtay munaasabad loo sameeyay ciidamadii dowladda Ingiriiska uga dhintay dagaalkii koowaad ee adduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaniisad kutaal magaalada Hargeysa ee xarunta gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya waxaa shalay lagu qabtay munaasabad loo sameeyay ciidamadii dowladda Ingiriiska uga dhintay dagaalkii koowaad ee adduunka.


Munaasabadda waxaa ku sugnaa saraakiil ka socday dowladda Ingiriiska kuwaas oo ubaxyo dhigayay wax loo ekaysiiyay qabriyada ciidamadii gaalada ahaa ee Ingiriiska ka dhintay.

Mas'uuliyiin katirsan maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa gudaha ugalay kaniisadda iyagoona ka qeybgalay xusuusta loo sameynayay askarta halaagsantay.


Sawirro lagasoo qaabtay Kaniisadda gudaheeda waxaa kasoo muuqanayay Faysal Cali Waraabe iyo mas'uuliyiin kale oo kaniisadda ku sugan islamarkaana ubaxyo dhigaya qabriyada askarta gaalada Ingiriiska.

Madaxda maamul 'Somaliland' oo calmaaniyiin ubadan ayaa kaalin weyn ku leh faafinta diin la'aanta waxayna dhowr jeer soo saareen xeerar ogolaanaya in kaniisado iyo macaabid gaaladu leedahay laga furi karo Hargeysa iyo magaalooyinka kale.







Related Items