Sarkaal katirsanaa maamulka degmada Beled Weyne oo ladilay.

Tuesday November 17, 2020 - 08:05:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsanaa maamulka degmada Beled Weyne oo ladilay.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal dil ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal dil ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.


Xoogag hubaysan ayaa shalay gelinkii dambe gudaha magaalada Beled Weyne ku dilay sarkaal katirsanaa maamulka isku magacaabay Hirshabeelle.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ay dileen Cabdi Kuukaay oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii waaxda Buundda weyn ee magaalada Beledweyne.

illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin maamulka isku magacaabay Hirshabelle oo ku saabsan dilkan ka dhacay xarunta gobolka Hiiraan.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items