Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Wednesday November 18, 2020 - 17:40:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

    Magaalada Hargeysa ee xarunta gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya waxaa ku dhintay siyaasi ruugcadaa ahaa oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii hore.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Hargeysa ee xarunta gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya waxaa ku dhintay siyaasi ruugcadaa ahaa oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii hore.


Cumar Carte Qaali ayaa geeridiisa laxaqiijiyay, siyaasigan ayaa bilihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay gurigiisa magaalada Hargeysa.

Wuxuu ahaa 90 sana jir dhashay sanaddii 1930-kii, Cumar Carte ayaa lasoo shaqeeyay dowladdii Kacaanka siyaasad Barre iyo dowladdii Cali Mahdi Max'med.

Sanaddii 1969 illaa 1977 ayuu soo noqday wasiirka arrimaha dibadda, sanaddii 1991 illaa 1993 ayuu ahaa R/wasaarihii dowladdii Cali Mahdi madaxda ka ahaa.


Mas'uuliyiinta ugu sarraysa dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaasha mucaaradka ayaa ka tacziyeeyay geerida ku timid Cumar Carte Qaalib, ma ahan markii ugu horraysay ee uu dhinto siyaasi hore xilal ugasoo qabtay Soomaaliya.

Related Items