Weeraro hubaysan oo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Saturday November 21, 2020 - 11:50:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Weeraro hubaysan oo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

    Iska hor'imaadyo xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyin dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya halkaas oo ay ku suganyihiin kumanaan ciidamo shisheeye soo duulayaal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaadyo xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyin dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya halkaas oo ay ku suganyihiin kumanaan ciidamo shisheeye soo duulayaal ah.


Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa xalay weeraro safballaaran ah ku miray saldhigyo ay ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda uga suganyihiin degmooyinka kala ah Janaale,Jalalaqsi,Afmadoow iyo Bariire.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen jugta madaafiic iyo rasaas xooggan oo labada dhinac ay isdhaafsanayeen balse lama oga khasaaraha ka dhashay.


Dhinaca kale weerar bambaano oo xalay ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sababay dhaawaca ugu yaraan 2 askari oo katirsan maamulka Puntland.

Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda dhammaan weeraradi saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay dalka Soomaaliya.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items