Weerar 2 askari lagu dilay oo ka dhacay galbeedka Muqdisho.

Sunday November 22, 2020 - 14:21:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar 2 askari lagu dilay oo ka dhacay galbeedka Muqdisho.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar hubaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan dhaca galbeedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar hubaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan dhaca galbeedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.


Ugu yaraan 2 askari oo katirsan ciidamada dowladda Federaalka ayaa ladilay kadib markii rag hubaysan ay weerar ka geysteen deegaanka Ceelasha biyaha sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Xoogaga dilka geystay ayaa horay usii qaatay qori iyo boosh uu watay mid kamida askartii toogashada loo geystay, dagaalyahannada Al Shababaab ayaa bilihii lasoo dhaafay dilal qorshaysan ka geysanayay gudaha magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho


Related Items