Qarax uu khasaare kasoo gaaray ciidamo katirsan DF oo ka dhacay Ceelasha Biyaha.

Wednesday November 25, 2020 - 16:32:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax uu khasaare kasoo gaaray ciidamo katirsan DF oo ka dhacay Ceelasha Biyaha.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad uxooggan oo markale ka dhacay deegaan dhanka galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad uxooggan oo markale ka dhacay deegaan dhanka galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.


Qarax maanta duhurkii ka dhacay isgoyska deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa lagu beegsaday illaa 4 askari oo katirsan ciidamada dowladda Federaalka waxaana qaraxa si xun ugu dhaawacmay sedax askari.

Warar soo baxay ayaa sheegaya in askarta labeegsaday oo ahaa kuwa loo yaqaan Haramcad dhaawacyadooda loo qaaday isbitaal ay gacanta ku hayso dowladda Turkiga

Qaraxyada lagu beegsado ciidamada dowladda Federaalka ayaa bilihii lasoo dhaafay kusoo badanayay wadada laamiga ah ee xiriirisa deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada Afgooye.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items