Sawirro: sida degmada Jilib looga qeybiyay Zakada xoolaha sanadda 1442.

Thursday November 26, 2020 - 13:49:24 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: sida degmada Jilib looga qeybiyay Zakada xoolaha sanadda 1442.

    Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya waxaa si toos ah kaga socota qeybinta Zakada xoolaha nool taas oo ay si aad ah uga faa ideysanayaan kumanaan qoys oo isugu jirta Fuqaro iyo masaakiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya waxaa si toos ah kaga socota qeybinta Zakada xoolaha nool taas oo ay si aad ah uga faa ideysanayaan kumanaan qoys oo isugu jirta Fuqaro iyo masaakiin.


Magaalada Jilib ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxaa laga qeybiyay boqolaal neef oo zako ah kuwaas oo isugu jirta Geel, Ari iyo Lo’, Waxeyna dadka Fuqarada iyo Masaakiinta ah ee xoolaha loo qeybiyay ay si aad ah ugu farxeen uguna duceeyeen Mujaahdiinta.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Zakada Xoolaha Nool Ee Magaalada Jilib.






























Related Items