Sawirro: Xoolaha Zakada sanadda 1442 oo laga qeybiyay degmada Saakoow ee Jubbada dhexe.

Sunday November 29, 2020 - 08:49:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xoolaha Zakada sanadda 1442 oo laga qeybiyay degmada Saakoow ee Jubbada dhexe.

    Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya waxaa si toos ah kaga socota qeybinta Zakada xoolaha nool taas oo ay si aad ah uga faa ideysanayaan kumanaan qoys oo isugu jirta Fuqaro iyo masaakiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya waxaa si toos ah kaga socota qeybinta Zakada xoolaha nool taas oo ay si aad ah uga faa ideysanayaan kumanaan qoys oo isugu jirta Fuqaro iyo masaakiin.


Degmada Saakow ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxaa laga qeybiyay boqolaal neef oo zako ah kuwaas oo isugu jirta Geel iyo Ari, Waxeyna dadka Fuqarada iyo Masaakiinta ah so aad ah ugu farxeen xoolaha zakada ah ee loo qeybiyay iyagoona u duceeyeey Mujaahdiinta.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Zakada Xoolaha nool ee degmada Saakow.










Related Items