R/wasaaraha dowladda Xabashida Itoobiya ayaa sheegay in lakala diri doono dhammaan maamul goboleedyada wadanka kadib markii ay dowladdiisu ku lug lahaatay dagaal sokeeye.
Dhinaca kale maleeshiyaadka Jabhadda TPLF aya dib ula wareegay magaalo muhiim ah oo dhowaan ay ka qabsadeen ciidamada melleteriga Itoobiya.
Wararkii ugu dambeeeyay: Jabhadda Tigreega oo dib ula wareegtay magaalooyin muhiim ah.
R/wasaaraha dowladda Xabashida Itoobiya ayaa sheegay in lakala diri doono dhammaan maamul goboleedyada wadanka kadib markii ay dowladdiisu ku lug lahaatay dagaal sokeeye.