Ciidamo katirsan Melleteriga Itoobiya oo isku dhiibay Suudaan.

Thursday December 03, 2020 - 18:37:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo katirsan Melleteriga Itoobiya oo isku dhiibay Suudaan.

    iyadoo oo ay dagaalladu sii socdaan ayay kontameeyo katirsan ciidamada dowladda xabashida Itoobiya ay isaga firxanayaan jiidda dagaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyadoo oo ay dagaalladu sii socdaan ayay kontameeyo katirsan ciidamada dowladda xabashida Itoobiya ay isaga firxanayaan jiidda dagaalka.



dowladda Suudaan ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 50 askari itoobiyaan ah oo xuduudda soo jabsaday, melleteriga Suudaan wuxuu xaqiijiyay in ay dib uceliyeen illaa 50 askari itoobiyaan ah oo isugu jiray 31 melleteri ah,13 boolis ah, 5 askari canshuur qaadayaal ah iyo askari qaabilsanaa cunta karinta.

Ciidamadan ayaa iyagoo hubkooda wata xuduudda ka tallaabay markii uu u adkaaday dagaalka ay kula jiraan TPLF, hadda oo dib loogu gacan geliyay dowladdii ay katirsanaayeen ayaa lafilayaa in lamarsiiyo ciqaab adag oo dhanka ciidanka ah

Related Items