Weerar hubaysan oo ka dhacay saldhig kuyaal waqooyiga Muqdisho.

Tuesday December 08, 2020 - 07:12:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Weerar hubaysan oo ka dhacay saldhig kuyaal waqooyiga Muqdisho.

    Iska hor'imaadyo culus ayaa xalay ka dhacay mid kamida xaafadaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaadyo culus ayaa xalay ka dhacay mid kamida xaafadaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Xalay fiidkii ayay xoogag jihaadi ah weerar aad uculus ku qaadeen saldhig  ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Dagaal culus ayaa labda dhinac ku dhaxmaray saldhigga ciidanka dowladda ee warshaddii Xeylla Bariise, dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas culus oo labada dhinac ay isweydaarsanayeen.

Dhinaca kale weerar culus ayaa xalay ka dhacay deegaanka Sabiid ee dhaca duleedka degmada Afgooye ee Sh/hoose.


Dagaalyahannada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhowr jiho ka weeraray maleeshiyaadka Mareykanku tababaray ee saldhigyada ka sameystay tuulada Sabiid balse illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay weeraradan ka dhacay Muqdisho iyo duleedkeeda.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items