Degmada Buq’aqable ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan waxaa laga qeybiyay boqolaal neef oo zako ah kuwaas oo isugu jira Geel iyo Ari, Waxeyna dadka Fuqarada iyo Masaakiinta ah aad ah ugu farxeen xoolaha zakada ah ee loo qeybiyay iyagoona sigaar ah ugu duceeyay mas'uuliyiinta wilaayada
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada.
Sawirro: degmada Buq Aqable oo laga qeybiyay Xoolaha Zakada.
Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya waxaa si toos ah kaga socota qeybinta Zakada xoolaha nool taas oo ay si aad ah uga faa ideysanayaan kumanaan qoys oo isugu jirta Fuqaro iyo masaakiin.