Sawirro: Deegaanka Shaaw oo laga qeybiyay Xoolaha Zakada.

Wednesday December 30, 2020 - 10:39:52 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Deegaanka Shaaw oo laga qeybiyay Xoolaha Zakada.

    Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya waxaa si toos ah kaga socota qeybinta Zakada xoolaha nool taas oo ay si aad ah uga faa ideysanayaan kumanaan qoys oo isugu jirta Fuqaro iyo masaakiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayaatka Islaamiga dalka Soomaaliya waxaa si toos ah kaga socota qeybinta Zakada xoolaha nool taas oo ay si aad ah uga faa ideysanayaan kumanaan qoys oo isugu jirta Fuqaro iyo masaakiin.


Deegaanka Show ee hoos taga degmada Jalalaqsi ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan waxaa laga qeybiyay boqolaal neef oo zako ah kuwaas oo isugu jira Geel iyo Ari, Waxeyna dadka Fuqarada iyo Masaakiinta ah aad ah ugu farxeen xoolaha zakada ah ee loo qeybiyay iyagoona sigaar ah ugu duceeyay Mujaahdiinta.

 Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada.





























Related Items