Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay isdaar cusub oo ku saabsan weerarkii sanadkii hore lagu qaaday saldhigga ciidanka Mareykanka ee Manda Bay Kenya.
Amiirka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar Abu Cubayda ayaa kalimad uu jeediyay wuxuu kaga hadlay weerarkii sanad ka hor ka dhacay xerada ciidamada Maraykanka ee Manda Bay ee Kenya.
Abu Cubayda ayaa si faah-faahsan uga hadlay wixii ku kalifay inay xerada weeraraan, khasaarihii ay u geysteen ciidamada Maraykanka, Filimkan cusub waxaa kasoo muuqanaya raggii fuliyay weerarkii Camp Simba.
Halkan toos uga daawo
Source: Alkata'ib Media




Video+Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigay raggii fuliyay weerarkii Manda Bay.
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay isdaar cusub oo ku saabsan weerarkii sanadkii hore lagu qaaday saldhigga ciidanka Mareykanka ee Manda Bay Kenya.