Sawirro: Beesha Jareerweyn ee Jubbooyinka oo Suldaan cusub Caleema saaratay.

Tuesday January 05, 2021 - 08:50:52 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Beesha Jareerweyn ee Jubbooyinka oo Suldaan cusub Caleema saaratay.

    Xaflad heer sare ah oo lagu caleemo saarayay suldaan Cabdiraxmaan Cali Cabdi oo loo doortay suldaanka Beesha Jareerweyne ee ku dhaqan Jubbooyinka ayaa ka dhacday deegaanka Booriini oo ah duleedka degmada Jamaame.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad heer sare ah oo lagu caleemo saarayay suldaan Cabdiraxmaan Cali Cabdi oo loo doortay suldaanka Beesha Jareerweyne ee ku dhaqan Jubbooyinka ayaa ka dhacday deegaanka Booriini oo ah duleedka degmada Jamaame.


Xafladda oo ka dhacday deegaan aad u qurux badan oo wabiga jiinkiisa ah ayaa soo jiitay indhaha dadkii tagay xafladda, Suldaanka waxa lagu wareejiyay, Kitaab quraan ah, Qori AK47 ah iyo gaari cusub.

Qoraal idiinkuma soo koobi karno ciyaarihii iyo wacdarihii ay soo bandhigeen beeshu, hase yeeshee waxan halkan hoose idiinku soo gubinaynaa warbixintii ay ka diyaarisay idaacadda Andalus iyo Sawiradii xafaladda laga soo qaaday.

Halkan Ka Dhagayso Warbixintii Andalus.

Daawo Sawirada



















Related Items