Dhageyso: Al Shabaab oo ku baaqay in ladilo guddoomiyaha gobolka Mudug ee Diinta ugefay.

Sunday January 10, 2021 - 13:51:55 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 7 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Al Shabaab oo ku baaqay in ladilo guddoomiyaha gobolka Mudug ee Diinta ugefay.

    Isagoo khudbad ka jeedinayay xafladdii Machadu Shareeca ee degmada Ceelbuur ayuu Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Al Shabaab kusoo hadal qaaday hadalkii gafka ahaa ee dhawaan kasoo yeeray guddoomiyaha maamulka 'Puntland' ugu magacaaban gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isagoo khudbad ka jeedinayay xafladdii Machadu Shareeca ee degmada Ceelbuur ayuu Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Al Shabaab kusoo hadal qaaday hadalkii gafka ahaa ee dhawaan kasoo yeeray guddoomiyaha maamulka 'Puntland' ugu magacaaban gobolka Mudug.


Al Shabaab ayaa amray in ladilo Cabdi Ladiif Sanyare kaasi oo si aan gambasha laheyn u sheegay in uu dhisado Masaajidda iyo Aadaanka salaadaha.

Sheekh Cali dheere ayaa si faah faahsan uga hadlay heerka ay gaarsiisan tahay gaalnimad Sanyare oo dhowaan magaalada Gaalkacyo ka iclaamiyay dagaalkiisa ka dhanka ah Masaajidda islamarkana ku goodiyay in uu xirayo masaajidada ay muslimiintu ku cibaadaystaan.


Afhayeenka Al Shabaab ayaa bidhaamiyay in Sanyare uui ziyaadsaday kufriga iyo galnimada uu dhex mushaaxayo isagona si adag uga hadlay wixii uu ku khadaaqay guddoomiyaha gobolka Mudug ugu magacaaban maamulka 'Puntland'.

Related Items