Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka ah.
Qeybtaan Afaraad iyo Tan shanaad ee xigta waxay soo bandhigayaan heerka dhaqan xumo ee deegaanada la isku yiraahdo Puntland.
Halkan ka dhagays Q 4-aad Barnaamijka Ummaduhu Waa Akhlaaq
Xigasho: Radio Alfurqaan
Barnaamij Taxane ah: UMMADUHU WAA AKHLAAQ Q. 4aad [Dhagayso].