Diblumaasi American ah ayaa si qota dheer uga hadlay caqabadaha ku horgudbay dowladda Federaalka iyo halista uu Al Shabaab ku hayo maamullada beesha Caalamka ku xiran ee Soomaaliya ka jira.
Stephen safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyi jiray magaalada Muqdisho ayaa daaha ka fayday arrimo badan oo maskaxdiisa gubayay oo ku aadan fashilka Maraykanka ee Somalia iyo taagta darrida maleeshiyaadka uu madaxa u yahay Farmaajo kuwaas oo habacsanaantoodu banaanka usoo baxdo marwalba oo shisheeyuhu uu sameeyo dhaqaaq dib ugurasho ah.
Halkan ka dhageyso Warbixin laga diyaariyay Maqaalka Stephen MP3
Safiirkii hore ee Mareykanka Soomaaliya oo walbahaar ka muujiyay xaaladda ay ku sugantahay DF [Warbixin].
Diblumaasi American ah ayaa si qota dheer uga hadlay caqabadaha ku horgudbay dowladda Federaalka iyo halista uu Al Shabaab ku hayo maamullada beesha Caalamka ku xiran ee Soomaaliya ka jira.