Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Dadka Badan Lagu Dilay Ee Kenya Ka Dhacay.

Saturday November 22, 2014 - 13:27:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Dadka Badan Lagu Dilay Ee Kenya Ka Dhacay.

    War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii dadka badan lagu dilay ee saaka ka dhacay duleedka degmada Mandheera dhulka NFD ee Kenya gumeysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii dadka badan lagu dilay ee saaka ka dhacay duleedka degmada Mandheera dhulka NFD ee Kenya gumeysato.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xarakada Al Shabaab oo uu ku saxiixnaa Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu aysan Kenya uga hari doonin gummaadka ay ku hayaan muslimiinta dhulka xeebaha iyo gudaha Soomaaliya.

Weerarka lagu qaaday gaariga Baska ah ee 30-ka qof Nasaarada ah "Kirishtaan” lagu dilay ayay mujaahidiintu sheegeen in loogu aargudayay gummaad ay ciidanka booliska Kenya isbuucii lasoo dhaafay ka geysteen magaalada Mombaasa ee dhulka xeebaha Kenya.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items