Sh. Cali Dheere "Suurtagal Ma ahan in Shacabka Kenya Raaxa ku noolaadaan Shacabka Soomaaliyeedna Kabta Askarta Kenya ku hoos noolaadaan" Dhageyso

Saturday November 22, 2014 - 19:15:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sh. Cali Dheere "Suurtagal Ma ahan in Shacabka Kenya Raaxa ku noolaadaan Shacabka Soomaaliyeedna Kabta Askarta Kenya ku hoos noolaadaan" Dhageyso

    Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo shir qabtay ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgalkii ay ciidanka xarakadu ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka degmada Mandheera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cali dheere Afhayeenka Shababul Mujaahidiin
Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo shir qabtay ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgalkii ay ciidanka xarakadu ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka degmada Mandheera.

Sheekha ayaa sheegay in shacabka Kenya aysan nabad ku naaloon doonin inta shacabka Soomaaliyeed ay duullaanka iyo gummaadka kala kulmayaan ciidamada gumeysiga Kenya ee dhibaatada ka wada Koonfur galbeed Soomaaliya,wuxuu soo hadal qaaday howlgalladii dadka muslimiinta lagu laayay ee ka dhacay magaalada Mombaasa.

Al Shabaab waxay ugu baaqday shacabka muslimiinta Kenya in ay ka aargutaan ciidanka melleteriga Kenya qeybihiisa kala duwan iyo dadka Nasaarada ah, "Shacabka Soomaaliyeed inta ay buundka kobta askarta Kenya ku hoos noolyihiin shacabka Kenya nabad maheli doonaan"ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sheekh Cali Dheere.


Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sh.Cali Dheere MP3

Related Items