Howlgallo Ka Dhacay Deegaanno Katirsan Gobolka Hiiraan oo Lagu Xaaqay Maleeshiyaad Itoobiya iyo Jabuuti Taabacsan.

Sunday November 23, 2014 - 12:20:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Howlgallo Ka Dhacay Deegaanno Katirsan Gobolka Hiiraan oo Lagu Xaaqay Maleeshiyaad Itoobiya iyo Jabuuti Taabacsan.

    Kadib Howlgallo baaxad leh oo ciidanka mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Hiiraan ay ka fuliyeen deegaanno hoos yimaad degmooyinka Buula Barde ,Maxaas iyo Jalalaqsi ayay ku xaaqeen maleeshiyaad mooryaan ah oo cadawgu soo abaabulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib Howlgallo baaxad leh oo ciidanka mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Hiiraan ay ka fuliyeen deegaanno hoos yimaad degmooyinka Buula Barde ,Maxaas iyo Jalalaqsi ayay ku xaaqeen maleeshiyaad mooryaan ah oo cadawgu soo abaabulay.

Howlgallada oo ahaa kuwa ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayeen ciidamada xisbada iyo kuwa melleteriga ayaa lagu xaaqay maleeshiyaad ay ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya ee Hiiraan kusoo duulay ay soo hubeeyeen si ay khal-khal ugeliyaan ammaanka lagu diirsaday ee degmooyin iyo deegaanno Hiiraan katirsan kajira.

Ilo wareedyo ay SomaliMeMo ka heshay wilaayada Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaadkii mooryaanta ahaa laga saaray tuulooyin iyo dhul howd ah oo ay isku dayayeen in ay arbushaad ka geystaan.


Maleeshiyaadka ayaa uqeybsamay kuwa ladilay,kuwa laqabtay iyo kuwa u cararay degmooyinkii Amxaarada iyo Itoobiya kasoo agaasimeen ee Maxaas iyo Jalalaqsi.

Illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin mas’uuliyiinta wilaayada Islaamiga Hiiraan ee ku aaddan howlgalladan lagu sifeeyay maleeshiyaadka cadawgu soo agaasimay.

Related Items