Dhageyso:Ciidamada Xisbada Wilaayada Shabeelaha Hoose oo Gacanta Ku Dhigay Dad Ugaarsi Sharci Darra ah Ku Howlanaa.

Sunday November 23, 2014 - 17:00:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ciidamada Xisbada Wilaayada Shabeelaha Hoose oo Gacanta Ku Dhigay Dad Ugaarsi Sharci Darra ah Ku Howlanaa.

    Ciidamada ammaanka maamulka islaamiga shabeelaha Hoose ayaa gacanta ku dhigay dad si sharci darra ah uga ugaarnayay deegaanno katirsan howdka shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada ammaanka maamulka islaamiga shabeelaha Hoose ayaa gacanta ku dhigay dad si sharci darra ah uga ugaarnayay deegaanno katirsan howdka shabeelaha Hoose.

Wararka ka imaanaya deegaanka Haawaay ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiitu ay gacanta ku dhowr qof oo watay xayawaanka Libaaxa oo da’yar ah waxayna doonayeen in dalka dibaddiisa u dhoofiyaan.

Sida ay baahisay idaacadda Islaamiga Alfurqaan maamulka islaamiga shabeelaha Hoose wuxuu ugaarsatada ka mamnuucay in ugaarta ay dibadda u dhoofiyaan kaliya waxaa loo ogolyahay in ay ugaarta xalaasha ah ay ucunaan ama xayawaanaadka qaar ay xanaaneystaan.


Ugaarta soomaaliya ayaa xadgudubyo daran lakulmaysay tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya oo kheyraadka dalka ay bayllaha noqdeen.

Related Items